Maxaa dhacaayo hadii Kiiska Diidmo la siiyo?

Waa inay BFA da go aamiso, in aysan Qoyska imaan karin Austria, miyay jirtaa macquul gal kale, oo wax looga badali karo go aanka, Go aankaan waxaa laga qaadan karaa racfaan sababta loo siiyay diidmada, sababta ay BFA du u go aansatay in dacwada reerkan khalad tahay.

Miyey Badalaysaa BFA du aragtideeda, hadiiba aysan dhicin Safaaraddu waxay siinaysaa Goaanka Qoyska waxaana Racfaan laga qaadan karaa Muddo 4 isbuuc gudahood ah, Kiiska wixii intaas ka dambeeyo waxaa loo gudbinayaa Maxkamadda sare ee Federaalka, halkaas oo mar labaad lagu qiimeyn doono kiiska, Baaritaankaan sida caadiga ah wuxuu qaataa Bilooyin Badan.

Hadii ay diidmo timaado waxaan kugula talinaynaa inaad hesho La taliye!