Waxaan rabaa inaan Qoyskeyga Austrian keeno.

Xeerka Austria waa sidan:

  • Dadka Magangalyada la siiyay (Go anka Bositifka ah) Ayaa keeni kara Qoysaskooda Austria.
  • Dadka Ogolaashaha Joogitaanka la siiyay (Fiisaha, Qodobka 8) Ayaa keeni kara Qoysaskooda Austria.