Mideynta Qoysaska:Muddo intee dhan ayey Qaadanaysaa?Waa imisa Qiimaheeda?

Qoyskaaga way tageen sSafaaradda Austria.Laga bilaabo Maalinta ay tageen Safaaradda ilaa Maalinka ay imaanayaan Austria waxay qaadan kartaa ugu yaraan 8 ilaa 12 Bilood.

Dalku galka(Fiisaha) waa lacag la aan. Lacagta aad Safaaradda ku aadayso iyo lacagta aad Austria oogu soo dhoofeysaba waa inaad iska bixiso.