Qoyskeyga wuxuu yimid Austria. Maxaa xigo?

Qoyskaaga waxay soo gaareen Austria.sida ugu dhaqsa badan maalinka ugu horreyso waa inaad Guri hesho. Hadii guriga aad daggantahay uusan ku filnayn Qoyskaaga oo dhan? Fadlan la xariir La taliye.

Qoyskaaga waxay yimaadeen Austria.Maalinta xigtaba waa inaad usoo samaysaa warqadda ciwaanka hre (Meldezettel). Kadib warqadda ciwaanka waa in aad u geysaa BFA da si aad oogu xarayso sharciga.

Qoyskaaga waxaa loo soo diri isla Sharciga aad haysato, waxaana laga yaabaa in Qoyskaaga loo soo diri sharci ka fiican kaaga, (Tusaale: adiga waxaad haysataa Fiiso, waxaa laga yaabaa in Caruurtaada iyo reerkaaga loo soo diro Bositif)

Qoyskaaga iyo adiga hal guri ayaa ku nooshihiin, hadaba waa in aad lacagta Cayrta u xarayso (lacagta caafimaadka, kirada guriga, lacagta cuntada) waxaa ku caawin doono la taliyahaaga.