Da daydu waa ay ka yartahay 18 sano waxaana rabaa inaan Qoyskayga Austria usoo qaado.

Hadii aad ka yartahay 18 sano. Oo ay Austria ku siisay Sharciga(Bositifka) ama Fiisaha (ilaalinta gaarka ah) Hadaba waad soo qaadan kartaa Qoyskaaga.

 

Waalidiintaa waa in ay Dacwada Mideynta Qoysaska ka xareeyaan Safaarad Austria leedahay. Waana in ay Xareeyaan Dacwada inta aad ka yartahay 18 sano. Waa ay yar adagtaha ee fadlan la xariir Laanqeyrta Cas ama la taliyahaaga si ay kuu caawiyan.