Qofkee ayaan Austria keeni karaa?

Waxaad Austria keeni kartaa:

  • Waalidiintaa.
  • Walaalahaa (walaashaa ama walaalkaa)oo ay da doodu ka yartahay 18 sano, oo aanan reer lahayn? Ayagu waad soo qaadi kartaa.

 

Walaalkaa/walaashaa reer ayuu leeyahay? Ama walaalaha waxa ay ka weyn yihiin 18 sano? Hadaba lama keeni karo Austria.

 

Waalidiintaa waa ay dhinteen?

Hadaba nasiib darro ma keeni kartid walaalahaa.

Walaalahaa waxaa kalia oo aad soo qaadi kartaa marka ay la socdaan waalidiintaa.

 

Yaanan imaan karin?

Awoowo/ayeeyo.

Adeer, Eedo, Ilma adeerro, iyo qaraabada kaleba.