Mideynta Qoysaska:Muddo intee dhan ayey Qaadanaysaa?Waa imisa Qiimaheeda?

Qoyskaaga way tageen sSafaaradda Austria.Laga bilaabo Maalinta ay tageen Safaaradda ilaa Maalinka ay imaanayaan Austria waxay qaadan kartaa ugu yaraan 8 ilaa 12 Bilood.

Dalku galka(Fiisaha) waa lacag la aan. Lacagta aad Safaaradda ku aadayso iyo lacagta aad Austria oogu soo dhoofeysaba waa inaad iska bixiso.

Tarjumidda Dukumiintiyada waa in ay iska Bixiyaan Qoyskaaga.