Goormee ayaan Qoyskeyga Austria keeni karaa?

Austria waxay ku siisay Magangalyo? Hadda waad soo qaadi kartaa Qoyskaaga.

Austria waxay ku siisay Fiiso? Waa in aad sugtaa 3 sano. Kadib ayaad Austria Qoyskaaga keeni kartaa.

Wali wax go aan ah lagama gaarin Kiiskaaga? Wali mahaysatid go aan.Hadda ma keeni kartid Qoyskaaga Austria.Ma xaraynkartid Dacwada Mideynta Qoysaska.