Goormee ayaan Qoyskeyga Austria keeni karaa?
Waxaan ahay … Qof aan qaan-gaarin
Austria waxay ku siisay magangelyo?
Hadda waad soo qaadi kartaa qoyskaaga.
Austria waxay ku siisay ilaalin hoosaad?
Waa in aad sugtaa 2 sano. Kadib ayaad qoyskaaga keeni kartaa Austria.
Wali wax go’aan ah lagama gaarin kiiskaaga magangelyada?
Wali ma haysatid go’aan. Hadda ma keeni kartid qoyskaaga Austria. Hadda ma xarayn kartid codsiga mideynta qoyska.