Waxaan ka caawiyaa qof qaxooti ah habka mideynta Qoysaska.
Waxaan ahay … Taageere
Waqtiga hadda la joogo waxaa si sharci ah loo aqoonsanyahay, qofka magangalyada la siiyay iyo qofka Ilaalinta gaarka ah la siiyay(Fiisaha) inay keensan karan Qoysaskooda Austria.