Qofkee ayaan keeni karaa Austria?

Waxaad keeni kartaa Austria:

  • Ninkaaga/Naagtaada.
  • Caruurtaada wixi ka yar dada 18 jirka ah.

Waxaad keeni kartaa Austria Ninkaaga ama Naaagtaada aad is guursateen kahor inta aadan kasoo qaxin wadankaagi waxaad is guursateen inta aad joogtay Austria Hadaba xaq uma lihid inaad u xarayso „ Dacwada Mideynta Qoysaska“, si aad Austria u keento.

 

Da da Caruurta:

Cunugaaga waa inuu ka yaryahay 18 sano. Waxaad xaraysay Dacwada, kadib cunuga ayaa 18 sano gaaray? taasi wax dhib ah malahan.

Cunugaaga waa uu guursaday? Cunugaaga waa uu ka weynyahay 18 sano? Hadaba ma soo qaadi kartid.

 

Yaanan lasoo qaadi karin?

  • Caruurta ka weyn 18 sano (Da da qaangaarka)
  • Waalidiintaa.
  • Awoowo iyo Ayeeyo.
  • Adeer, Eedo, Abti, Habaryar, Ilma Adeerro, iyo Qaraabada kale iwm.