Mudoo intee la eg ayay qaadanaysaa boroseeskaan? Qarash intee la eg ayaa ku baxaayo?

Isku celcelis waxay qaadan kartaa inta u dhaxayso 8 ilaa 12 Bilood, laga bilaabo marka dacwadda laga xareeyo Safaaradda ilaa laga soo baxo.

Sida caadi ah ma jirto lacag dul saar ah, qarashka Safarka, kann dukumiintiyada lagu xaqiijinaayo, lacagta tikitka Austria lagu soo aadaayo, Qarashka Safaaradda loogu safraayo waa in u Qoyska iska bixiyaa.